Ama hilaac baxay oo kale
Quruxdu soo ma moodaan
Qaabkaaga wacan baad
Qaarkaa ku dhaaftayee
Inaad tahay anigaa qiraayee
Qiimo malahan caashaqa
Qar qarada hadaadan ka hayn
Qarni walibana wax baa soo ifbaxeeQalanjooy adigaa qaatay laabtee
Qof walibana dabcigiisa meel noqay
danta in leesku garaa
Qalad iyo gaf ineey tahay
Qalanjooy ogsoonoow
Qureyshtii haweenka

Waligeed aduunyada
Waqtigaa qof saacida
Midna waayaha xira
Labadaas waxaan aheyn
Horaa loogu waayoo
Waa nin iyo waagii
Aniguba wasiisiga
Waxaan weyda lahayaa
Iigu wacan waxyeelada
Wiish bay ila sarakacay
Caashaqu wadaad maleh
Walaalowna kuma haro
Waan waanna kala dheer
Waxba haay idabiibina
Wadka aan is aragnee
Waddadiina ka ambaday
Biyo looga waayaa
waanadu idhaaftee
waan kuu xiisay
abaayo macaney
Waqtigaa qof saacida
Midna waayaha xira
Labadaas waxaan aheyn
Horaa loogu waayoo
Waa nin iyo waagii
Aniguba wasiisiga
Waxaan weyda lahayaa
Iigu wacan waxyeelada
Wiish bay ila sarakacay
Caashaqu wadaad maleh
Walaalowna kuma haro
Waan waanna kala dheer
Waxba haay idabiibina
Wadka aan is aragnee
Waddadiina ka ambaday
Biyo looga waayaa
waanadu idhaaftee
waan kuu xiisay
abaayo macaney
sahan laba sooryo wada cunay sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
tii aan sugaayoo
seygey ahaydoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
tii aan sugaayoo
seygey ahaydoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
kii aan sugaayoo
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
kii aan sugaayoo
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
laba sooryo wada cunay
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
kii aan sugaayoo
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
laba sooryo wada cunay
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
kii aan sugaayoo
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
laba sooryo wada cunay
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
Geeraar.
Xumaan iyo nabsi ruux xambaarsaday xashaash ku noolaan maayo, xaqdaro nin ku dhaqmaayo xakinkaa arkaayo xaqiiqdii guul ma gaaraayo, xiliga maanta la joogana xaalka aduun yaalo xifaalo malaha, xili leys xisaabinaayo xabaasha aaqiro waaye ee xiskiina ku haaya.

Geeraar
Dadaal aduunyo iyo dulqaad dib umaan dhigin damac daranaa dusha leyga saaray daaraha dushoodbaa dahab ley suray, dad kulul aan danqasho laheyn dooqaaga haduu galo dad looma eedsado, daahirii rasuulkeena iyo daa’inkii na abuurtaan dartood aan kugu deeyay.
Geeraar.
Ma jiraa jaceyloo?
Ma jiraa jaceyloo, qofaad waanisoo wehel aad kadhigatooa warkiisa aad raacdoo waji aan wacneyn wax tar kaaga dhiga?.
Ma jiraa jaceyloo qoraaf saad satoo saadir aad katuugtoo suubanaantii caashaqa samaantii jaceylka midna aan kusiin?
Ma jiraa jaceyloo qofaad jamatoo jirkaaga moodoo aan jiirnaxaynoo jiriricyo jaceyl midna aan u jeedin?
Ma jiraa jaceyloo qofaan kuu naxaynoo naftaada moodoo nuurkii caashaqa iyo naxariistii jaceylka midna aan ku siin
Ma jiraa jaceyloo qofaad qiima wacan & qaayo wacan u yeeshoo hadana aan kuu qireyn?
Geeraar
Taariikhdaada nolosheyda
kama tirmeyso ee talaahi
aan ku dhaartay talaabkastoo
aan qaado adigaan ku
towaa taajkii arooskaaga
tabaabusheysigiisa aan ku
jiraa ee taajirnimo iima
laabnee toosaneey
taladeena waa toostee
tacab shiid waa ka baxnee.
taariqna an so marnay
talo aan isku racno ,,
Geeraar
Dunidaan dibjirkeeda dayaxa laalaayo, dunidaan da’yarteeda dagaalka loo carbinaayo, dunidaan duqowdeeda nabada aan doonayn, dunidaan labadii is doorato dakano layskugu diidaayo dabkeeda ma yara, ana inaan daacad kuu ahay marna aanan ku dageynin damiirkaada u sheeg, wadnaheyga dushiisa iyo beerkeyga dacaladiisaan darin kuugu dul fidinayaa dareen la’ aan ku dul seexo, hadaadan intaas ku daganeynin laabtaada sii danqaneyso dartaa waalidkeyga ha ii dilo ama duhurkaan ha ii deyrsho deg deg daartaada igu geyso. hadii aan sirqaado hadalka waxa iila siman tahay saxnsaxada roobkiyo,,
iftiinkii nafteyday ubixii jaceylka kuman
arkin adduunyadan intaan ku noolay
ruux aan kugu ilaaboo oo arrintayda
bal meel mariya urukadada
jaceylka la adkaysan wayay
macaney intaan iilka liii dhigin
wax iila qabo adan adan ku
il daranahay macaney…
samanaan badan sadrigayga ku tiil sawirkayda
siminaanta jirkayda iyo soydkayda macan
ayaba wax lasiisto lahayn mar hadii
ay isalanto oo sacabadeyda isaarto
walaahi waan suurmi lahay
sinta ku raari lahay kama siici lahayn
subixii allaha keenaba runtii
suuradada siyaran lahay indhahayga
muuqooda meeshii ay qabtan adiga
mooyane cidkaleto iima muuqata,,,
gacalgaani gaboobay in aan
gooyo gef waye waxan
ganuunka ahayn ana makula
galayo gundigayna aroos
marhadii aan gudi joogno
gambasho waa igu ceeb
gayd inaan uleexdana
abaayo geeriya ka xiga macaney,,,,,,,
dhaxyarey idhageyso
dheehaaga quruxda badan markan
dhaayaha saaro dhiigayga
dhamantiisa wa adiga dheefsi
haba sheegin dhianacayga inaan
joogtid aan dhowrno jaceylkayna
dhibna isla qaybsano dheman
lamooday dhug uyelo hadalkayga,,,,,,,,,
saxiibadeyda hawada iila socdan oo marwalba xiiseya webkan oona weheshanayan waxan idinka balan qadeyna in marwalba an garabkiina taagnano oo niiso gudbino arrimaha jaceylka dadka xiiseya sheekooyinka xiisaha xambaarsan iyo geeraarooyin aad u xiiso bdan oo markaasna ku cajabiya iyo gabay aad u tiiraanyo leh ayan idinku balanqadeyna ......................................................................Caashaq haween waa hora Caadil soo rogaye
Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye
Caruurtay sideen meesha iyo ciise nabigiiye
Cidla lagama Beermeen dadkoo cuuddi waaxida e
Waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene
Soomaalida caado xune iguma caydeene
Oo ima canaanateen sidaan cuud ka iibsadaye
Kuwii ii calaacalayey baan camal tusaalayne
Sida weelka caanaha hadii laabta loo culayo
Bal aan soo cidaadee maxaa cunaha dhaafaaya
Curuuqdiyo maxa kale dhex geli cadaha hoostooda
Ma cidaamkanaan jabinayaa cunaya dhuuxooda
Inaanse cadaydo mooyee waxaan calalsho lay diidye
Caqliga yaa ka biin tuu Illaah ku cir-cadeeyey
Cimrigayga oon jirin intii lagu cirroobaayey
Mugga inaan caddaadaan ka biqi canab daraadede
Cududuhu ma naaxaan qofkay talo ku ciirtaay
Casharkay wadaadu qoreen cudurkan goyn waaye
Cilmi iyo daawaba doontay oo waayey cilinkiiye
Jeeroonse canabeey ku helo caafimaad dhimaye
Inaan caad noqdaa baa ka roon caawa saan ahayeIllayn caashaq lama maydhi karo ............................................................................................................................................................................dharka la yska saariyo

hadaad dhereka uun eegto
ama aad dhalaal beena
iyo dhedo ku soo guurto
sidii dhidar xabaalah qodaa
ceeb u dhacaysaaye
dheg haweenku leeyahay
midaan eebe kala dheegin
oo waliba dheeraadka dumar
qiimo lagu dheehay
oo sidig dhabeelaan waxbadan
dhuungalow xigaye
ha yeeshee dhambaalkaan furfiuray
waa midaan dhaax hore joogsadaye
bal dhagayso dheegow murtidu dhaxal dad weeyaane

dhexda soohan dherekiyo laxaadka
dhaayihiyo luulka
timo labada dheeg iyo garbaha
dhab u mushaaxayaay
ama dhabanka dheehiyo wejiga
dhalanka loo uumay
sanqaroorka aad dhool curtiyo
dhabiga moodaysid
dhaayaha ku yaaliyo indhahan
dhab u hilaacaaya
sidii dhaal banaanoo
ilaah dhalan ka soo saaray
dhegta loo sar gooyiyo
markay dhoosha kala qaado
ama luqunta dheehooy s
sidii geenyo lagu dhaabay
dhaldhalaaka quruxdeedaa
daruuru dhinaca ka moodaaye
waa ruux dhamaysoo ku daray
weilba dhiidhiye
dhaayaha jaleeciyo
dadkay dhaygag galisaaye
dhugashada kalgacal
maalintraan dhacashada eegay
dhaxantii i qabataa
qalbigu dheeliyaa weliye
dharaartaan xasuustana
wakhtigu waa igu dhalanteede
dheeldheeligaan qabo nin ogi
ima dhaliileene
dhalxash iyo sidii yabaq ka baxay
dhinacyadii hawdka
dhaan nageeye uu xalay heliyo
dhibic laxaad weyn
anigoo hurdada laga dhergiyo
dhagi ka soo toosay
aan dharabka waagii baryiyo
dhaayo kulansiiyay
dhaayihiyo luulka
timo labada dheeg iyo garbaha
dhab u mushaaxayaay
ama dhabanka dheehiyo wejiga
dhalanka loo uumay
sanqaroorka aad dhool curtiyo
dhabiga moodaysid
dhaayaha ku yaaliyo indhahan
dhab u hilaacaaya
sidii dhaal banaanoo
ilaah dhalan ka soo saaray
dhegta loo sar gooyiyo
markay dhoosha kala qaado
ama luqunta dheehooy s
sidii geenyo lagu dhaabay
dhaldhalaaka quruxdeedaa
daruuru dhinaca ka moodaaye
waa ruux dhamaysoo ku daray
weilba dhiidhiye
dhaayaha jaleeciyo
dadkay dhaygag galisaaye
dhugashada kalgacal
maalintraan dhacashada eegay
dhaxantii i qabataa
qalbigu dheeliyaa weliye
dharaartaan xasuustana
wakhtigu waa igu dhalanteede
dheeldheeligaan qabo nin ogi
ima dhaliileene
dhalxash iyo sidii yabaq ka baxay
dhinacyadii hawdka
dhaan nageeye uu xalay heliyo
dhibic laxaad weyn
anigoo hurdada laga dhergiyo
dhagi ka soo toosay
aan dharabka waagii baryiyo
dhaayo kulansiiyay
ama dhaan haraadloo qabiyo
dhuluu ka soo muuqday
ma ogtahay indhuhu
kaama dhargaan inay ku daawadaane
waxaad tahay qof dayn lagu dhaloo waliba dhawrsanoo
dhal magaalo adigaa ah iyo tii wax loo dhigaye
waxaad tahay insaan
lagu dhintoo lagu dhibaatoodaaye
waxaad tahay dhabeel
tii u mdan dheg iyo maamuuse
mana lihdi dhaliil kolay
ku tahay dheehashiyo muuqa
ragbaa dhaqayo foofsada
intuu dhuuniguw galaye
habeen dhaxana duulbaa
yaqaan dhuumashada jaane
dhidib loo yagleeiyo
hadaad xilo ku dheeraato
asaan calaf ku dhaafshiyo
wakhtigu mawd ku dhaxa joojin
waa dhudi nagaysiyo
labaray dhaqasho xoolaadee
dhadhabkaan hurdadad
boodayaa dheelalawga lehe
hadaba dhinac yadaydaan
dayaa dheehashada muuqe
dhaqaaq joogsi gaygaa
khalqigu igu dhaliilaaye
dheecaanka sooreed iyo
marbaan dheefta qaab sadaye
haduu dhugato qabo
geelu waa golongol dhuubtaaye
Dhaaxuu ku taamaye
Cilmi bay dhacan ka saareene
Aniguna Dhirbaaxadaan
jacayl waw u dhutinayaane
Dhaga awdmay dhaantada ruuxdiyo
dharab la loolaaye Dumarkaba Aduunbaa
Iigu Dhaga nuglaayoo
Aan soo Dhaweeyee
Dhaawicii horeen qabey
Waxad tahey dhakhtaradii
Mudo iga dhayeeysoo
Waad i dhiiri galisee
Hadii aad dhaqaaqdood
Inaad Dhoofto jeceshahey
Gaadhigaa dhakhsanayee
Kusidaa ma Dheeliyo
Uma seexdo Dhinacyada
Ilaahey Dhantaalkiyo
Kuma tuso Dhibaatoo
Ayaan Dhalad nasiibliyo
Mid hoodale hakaa dhigo
Adaa dheeman iyo luul
Iyo dhagaxa dahabka ah
Qiimiga wax dheeroo
Adigaa dhir ubax
Iyo dhool aroor da'ay
Dhul xareedi wadhantahey
Uga dhigan nafteeydee
Haduu taarku soo dhacey
Dhawaan soo bax kugu yidhi
Dharaar qudha aduunyada
Hanti aad ku dhaqatiyo
Ha ka waayin Dharagoo
Ilaahey dhantaalkiyo
Kuma tuso dhibaatoo
Ayaan dhalad nasiibliyo
Mid hoodale hakaa dhigo.
C/qani waxa uu aad uga fekerayey sida uu fanaanku u amaanayey gabadha isga oo ku tilmaamayey dheeman, luul, dhagax, dahab ah iyo weliba sida wanaagsan ee uu ugu duceenayey isaga oo leh ilaahay ha kaa dhigo mid nasiib leh hoodan leh oo ayaan dhalad ah , isaga oo halkii fadhiya ayaa waxaa u yeedhay wiil ay saaxiib ahaayeen kuna yidhi kaalay walaal caawa waxaan ku barayaa dhalin yaro badan oo ay ka mid tahay gabadh in badan halkan joogtay yaraanteediina timi oo halkan inta ay wax barasho ka bilawday hadana shaqaysata. Wiilkii oo la odhan jiray xasan sidii uu u soo waday C/qani ayuu wuxuu hor keenay Hodan oo quruxda aad moodeysid qoftii uu fanaanku u heesayey,C/qani wuxuu markiiba galay dareen dheer wuxuuna sidii qof walaalan oo kale u eegay gabadhii, xasan ayaa la yaabay kuna yidhi maxaa ku helay walaal barasho wanaagsan gabadhan waxaa la yidhaahdaa Hodan, hodan walaal wiilkan waxaa la yidhaahdaa C/qani wuxuuna halkan joogay in muddo ah oo jaamacadna waa dhigtaa waana shaqaystaa.. Aduun subaxba waa cayn oo hore ayaa loo sheegay ee Hodan maba aha qoftii hore ee uu jeclaaday C/qani markii ay waddanka South Afirca timi waxay la qabsatay nolosha halkan waana ilawday wixii yaraanteedii iyo jacaylkii ay soo sameysayba, C/qanina waxya u baratay sidii qof cusub oo hada ay barashadoodu isugu horeyso C/qani se wuxuu dareemay in ay tahay Hodan ileen qof wax jecel ma anbadee wuxuuna go’aan ku gaadhay in uu marka xafladu dhamaato sii dhaweeyo si uu wax walba u ogaado. Markii xafladii dhaamtay waxaa qof walba aaday gurigiisii dadka intii is garaneysayna waa is raaceen C/qani oo baabuur watay waxaa u suurto gashay in ay soo raacaan hodan iyo laba gabdhood oo kale wuxuuna markii uu labadii hablood ee kale gurigooda geeyey u suurto gashay fursad uu ku wareysto su’aalana ku weydiiyo hodan isaga oo sheekada uga bilaabay hodan walaal su’aal aan kuweydiiyee weligaa waddankaagii hooyo ma aragtay haa walaal ayey hodan la soo booday aniga oo yar ayaan ka imi isla markiibana waxay Hodan gudo gashay in ay C/qani uga sheekayso nolosheeda iyo wiilka ay sida xad dhaafka ah u jeceshahay ee Shaakir iyada oo ku tidhi C/qani walaal waxaad tahay qofkii u horeeyey ee aan noloshayda si daacad ah uga sheekeeyey runtii waxaad tahay wiil walaalkay oo kale ah. Markii ay kelmadaa tidhi waxaa C/qani ka soo gabax tidhi ilin xiligaana waxaa u baxaysay heesta ay ku luuqayso Deeqa Bilan.
Orod iyo ayaan
Labadaba ogoow
Waa la aaminnaa
Indhahaygu daymada
Siday kuu eeggayeen
Iyeey ilmadu raggax
Ay ka tiri raggax
Afar iyo tobnaad
Dayax oogta hore
Qorax kala ordeen
Ileyska iyo nuur
Ayaad ii tahee
Araxda igu qaad
Uurka ii banee
I liq oo I hay
Albaabbada wadnaha
Intifaaca iyo
Ubax iigu keen
SIDAAN ANNIGU KUU AHAY
ADNA II AHOOW!
Aqoon iyo afgarad
labada oggoow
Waa la irkaddaa
Aqligaygu garashada
Siduu kuu aawilaayaad
Illeys baxay u tahay, u tahay
Onkod iyo hillaac
Saxansaxo udgood
Ilcas iyo xarreed
Eegmada ku wacan
Ayaad ii tahee
Araxda igu qaad
Uurka ii banee
I liq oo I hay
Albaabbada wadnaha
Intifaaca iyo
Ubax iigu keen
SIDAAN ANNIGU KUU AHAY
ADNA II AHOOW!
Markii ay Hodan aragtay ilinta ka daadaneysa dhabanadiisa ayey ku tidhi walaal maxaa ku helay ee aad la ilmeysay ma sheekada is oo martay ayaad ka naxday. Maya ee walaal guul darada jacayl ee i garabsatay ayaan ka naxay runta hadii aan kuu sheegana anigu waxaan kuu jeclahay si xad dhaaf ah ilaa yaraanteydii ilaa hadana waan ku jeclaa dartaana waxaan u daayey hablo badan wuxuuna C/qani gudo galay in uu noloshii ilaa yaraantiisa uga sheekeenyo isaga oo xasuusiyey jacaylkii ay wadaageen Hodan se waxay si badheedh ah oo aan shaki ku jirin isaga indha tirtay C/qani kuna tidhi waad edeb darantahay waxaagu ma waan ku arkay oo ku caashaqay miyaa? goorma ayaad i jecelayd oo aan jacayl kula sameeyey waar waad indha adagtahay ee isdeji teeda kale meeshan maaha Laas -Caanood ee waa South Africa oo yurub waxba kama dhacdo hana isku dayin in aad mar danbe horteyda soo istaagto.C/qani wuxuu u qaadan waayey waxa dhacay iyo sida ay isu bedeshay nolosha Hodan wuuxuna isaga oo is ciil kaambinaya ku hadaaqay heesta ay ku luuqeyso Sahra Axmed ee….
Naf ku jecel Aduunyada
Baa ugu wacan wax nololoo
Nabad lala wadaagoo
Nimco lagula waaree
Ma nugliye kalgacalbaa
Naar iyo ka daran olol
Markuu nugeyga kaa galo
Nabar weeye halisee
Ee taa naqdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
Ha iga moodin nacasnimo
Anna haddii aan ku naawiley
Naqba waa la dhawraa
Nasiib ha igu kaa simo
Nacab iyo Sokeeyaba
Neefteeydu diidoo
Ma nastoo jacaylbaa
Nadi ila haleelee
Igu noqey mid halisoon
Kaba nuuxsan waayoo
Naaftoo qalbigii buu
Nudub iga sameeystee
Ee taa naqdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
Ha iga moodin nacasnimo
Anna hadii aan ku naawiley
Naqba waa la dhawraa
Nasiib ha igu kaa simo
Neecoow da'aysoo
Onkodna nawda ku hayaa
Igu heshey Nugaaloo
Kaligey ku noolee
Adna keymo baadliyo
Dhul naruuro joogtaa
Naxdin li' ku hurudaa
Nabsi dhoowri mayside
Ee taa naqdiga gali
Oo soo noqnoqoshada
Ha iga moodin nacasnimo
Anna hadii aan ku naawiley
Naqba waa la dhawraa
Nasiib ha igu kaa simo
Dhalinyaro dhismaha luuqdiyo
dhaqan goobeed sheegtay
Ama duul is dhalay oo
wax badan dhoof ku kala baday
Dharaartaanu kulanaa
kal gacal nalagu dheehaaye
Inkastoo ay mudada dhaawacdo
waan dhur sugayaye
Dhimashada horteed
Waa rugtaan heeryadii dhigaye

Waxaa Gabaygan tiriyay Cilmi Boodhari
No comments:
Post a Comment