Sunday, April 13, 2014


  • maxaan gabi kadhacayooo' in toow gudcur ug baad guureeyay oowgaaa' galawga & shimbiruhuna gacal ii noqdeenoo geedaha lakori jiray' gabadhaan jelaayey gaaridii haweenkaay naftu teey uguuxdaay raxmadii aan jeclaayeey' gayaan kale mawaa yinee gasiin aadan cunikarin gaajadu mabi,iyee gacantaada iguqabo'................barti (2).......................... maxaan gocasho reemoo guunyoaan jaleecoo karab keeyga aan kaadayay' anoo gogasha jiifana naasaha guntoodiyo gaadada salaaxee markaan soo gadoomee guntiinada aan kaafuray gacma maran katoosee gayaan kale mawaa yinee gasiin aadan cuni karin gaajada mabi,iyee gacan taadha 

No comments:

Post a Comment